WARARKA

Bananbax Looga Soo Horjeedo Kufsiga oo Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Boqolaal shacab ah oo sameynayey banaanbax ayaa maanta isugu soo baxay wadooyinka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Banaan-baxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa looga...

Gudiga Gurmadka Fatahada Beledweyne oo soo Gabagabeeyey Wejiga Koowaad ee Xal u Helida Webiga

Guddiga gurmadka xaalka waara ee fatahaadaha Baledweyne ayaa sheegay iney soo afjareen wajiga koowaad ee la tacaalista iyo ka hortagista biya xiraanka fatahaadda Wabiga...

Kooxda Dusha Ka Ilaalisa Siyaasada Somaliya oo Ka Hadley Shirka Dhuusamareeb

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay garab istaagayaan heshiiska kasoo baxa wajiga Saddexaad ee Shirka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda galmudug,...

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubaland oo Xukuumada Ku Eedeeyey Amnidarada Ka Jirta Gobolka Gedo

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamul goboleedka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan ayaa waxaa uu ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka...

Aqriso: Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Jubaland oo Ka Hadlaya Sababta ay Shirka Dhuusamareeb Uga Baaqdeen

Maamul Goboleedka Jubaland ayaa qaadacday ka qeyb-galka shirka Dhuusamareeb 3 ee hadda loo fadhiyo, waxayna dalbatay in beesha caalamka ay kaalin ka qaadato...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img