WARARKA

Safiirka Mareykanka oo Eedeyn Usoo Jeediyey Masuuliyiinta Maamulka Puntland iyo Jubaland

War kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay madaxda ka maqan shirka Dhuusa-Mareeb. Madaxda maqan waxaa lagu eedeeyey in ay diidan yihiin...

Aqriso Warmurtiyeedka Kasoo Baxay Shirkii Dhuusamareeb

Shirkii dhuusamareeb 3 ayaa waxaa is afgarad ku dhex marey qaar ka tirsan xukumada federaalka iyo maamul goboleedyada kuwaas oo ku heshiiyey qodobo dhowr...

Dhowr Shaqsi oo Loosoo Xirey Inay Fududeeyeen Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe

Baaritaano ay sameeyeen gudiga baarista weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ayaa loo xiray Ugu yaraan 27 qof inay masuul ka ahaayeen hubkii loo adeegsaday...

Dhegeyso: Degmada Janaale oo Cadaadis Dhinaca Gaadiidka La Gelliyey

Qaar kamid ah Bulshada ku nool degaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegeen in degaanka uu galay go’doon, kadib cadaadis uga...

Golaha Amaanka oo Maanta Kulan Ka Yeelan Doona Arimaha Dalka Somaliya

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee Maanta oo Khamiis ah in kulan aan caadi aheyn ay ka yeeshaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img