WARARKA

Webiga Shabele oo Mar Kale Laga Cabsi Qabo In uu Geysto Fatahaad

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin la xiriirta fatahaada xoogan oo Wabiga Shabelle laga cabsi qabo in uu ka...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo La Saftey Madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha goblka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( filish) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ka Shaqeyn doono in Magaalada...

Dowlada Shiinaha oo Dhaqaale Ugu Deeqday Dadkii Fatahaada Kasoo Gaartey Webiga Shabeele

Dowladda Shiinaha, ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag gaareysa illaa 50,000 oo Dollarka Mareykanka ah. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Qin Jian ayaa sheegay in deeqdan ay...

Xukuumada oo Ka Hadashay Shirkii Lagu Balansanaa ee Dhuusamareeb

Sii hayaha wasiirka Dastuurka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qabsoomida shirka la filayo in 15-ka bishan August uu ka...

Dhegeyso:Gudiga Farsamada ee Arimaha Doorashooyinka oo La Kulmay Qaar Ka Tirsan Maamul Goboleedyada

Guddiga farsamo ee ka baaraan degida Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay kulan la yeeshaan Axsaabta siyaasadda dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img