WARARKA

Alshabab oo Weerar Ku Qaaday Saldhigyo ay Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom Ku Layaaheen Baraawe iyo Qoryooley

Dagaalo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degmooyinka Baraawe iyo qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ay...

Taliska Mareykan ee Africom oo Duqeyn Ka Fuliyey Saakow

Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa fuliyey duqeyn xagga cirka ah oo lala beegsaday hoggaamiye sare oo al-Shabaab ah oo ku sugnaa agagaarka Saakow. Taliska...

Xaalada Degmada Afgooye oo Noqotey Mid Laga Deyrinaayo Una Baahan Gargaar Deg Deg ah

Warar aynu ka heleyno degmada afgooye ayaa sheegaya in xaalad aad u fool xun ay ku jiraan shacabka Afgooye tan iyo intii uu ku...

Xukuumada oo Sharuudo Ku Xirtey Keenista Khaadka Ka Yimaada Dalka Kenya

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay shuruud ku xirtay in dib loo bilaabo jaadka (qaadka) Soomaaliya looga keni jiray Kenya, kaasoo...

Turkiga oo Baabuur ugu Deeqay Ciidamada Gorgor

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa dowladda Turkiga kala wareegtay gaadiid dagaal oo loogu tala-galay inay ku howl-galaan ciidanka dowladda. Gaadiidkan oo gaaray illaa 12 baabuur ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img