WARARKA

Qarax Ay Waxyeelo Kasoo Gaartey Dad Shacab ah oo Maanta ka Dhacay Degmada walaweyn ee Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka aynu ka heleyno laga degmada Walanweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu Maanta ka dhacay qarax geystay khasaaro...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo Maanta Xukun Ku Ridey Masuuliyiin Ka Tirsanaa Wasarada Caafimaadka

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ciqaabeed ku riday 9 qof oo katirsanaa masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo lagu helay musuq maasuq ku...

Alshabab oo Maanta Weerarey Saldhig Ay Amisom Ku Lahaayeen Deegaanka Number 60

Dagaal geystay khasaaro kala duwan ayaa maanta ka dhacay degaanka lambar 60 ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo uu dhex-maray Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM...

SMC OO HOYGIISA KU BOOQATAY WARIYIHII WAYNAA QARANKA SOOMAALIYEED BOQORKA BARTAMAHA

Siday u dulundulcoonaysay warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaad loo yaqaan Southern Media Co-Operation (SMC) saanqaadkeeda Dunida oo waddamo dhawr ah cagta soo...

Alshabaab oo Deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo Ku Toogtey 4 Wiil oo Dhalinyaro ah

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ay ku toogteen Afar ruux oo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img