WARARKA

Waqti kordhin loo Sameeyey Xafiiska QM ee Somaliya

Golaha Ammaanku wuxuu meel mariyey qaraar lagu cusbooneysiinayo howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), illaa iyo 31ka Agoosto, 2021. Qaraar 2540, oo ay si...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maamul Goboleedyada Ku Eedeeyey Ineysan Rabin Doorasho Qof iyo Cod

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa faah-faahin dheeriya ka bixiyey shirkii uu dhawaan uga qeyb-galay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada...

Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye oo Maanta Shariif Xasan Kusoo Dhaweeyey Airporka Aadan Cade

Hogaamiyihii hore ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, isagoo tan iyo 2018-kii kolkii...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo Xukuno Kala Gedisan Ku Riday Shaqsiyaad Loo Heystey Musuqmasuq

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa markale waxaa ay Maanta oo Khamiis ah xukuno isugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday shaqsiyaad u shaqeeya dowladda...

Akhriso: Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Kulankii Axmed Madoobe iyo Dani

Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul ay qeyb ka ahaanayaan shir wadatashi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img