WARARKA

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Gudoomiyeyaal Cusub u Magacaabay 3 Degmo

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Filish ayaa Isbedal ku sameeyay qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Gudoomiyaha Shibis ayaa...

Dhegeyso:Taliyaha Qeybta 60naad oo Amar Dul Dhigey Ilaalada Masuuliyiinta Koonfur Galbeed

Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada xoogga dalka Jenaral Maxamed Sheekh Cabdullaahi ayaa ku amray dhamaan Ciidamada Dowladda & kuwa Koonfur Galbeed ee ku sugan...

Tacsi: Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Aniga oo ah Axmed Sheekh Cusmaan Suldaan kuna hadlaya magacayga, kan xaaskayga iyo dhamaan kan reer Suldaan, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Waxaa malintii shaley ku geeryoodey magalada wininbeg ee dalka canada wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamed Yusuf abikar oo ay kooxo hubeysani si...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo Nin Ganacsade ah Xukun Ku Ridey

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday ganacsade la sheegay in lagu helay in uu sameystay shirkad u shaqeyneysay sida Bankiyada oo kale, balse...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img