WARARKA

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Howgiisa Ku Casuumey Madaxweynaha Puntland

Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka (UPD) Xassan Sheekh Maxamud ayaa hoygiisa kusoo dhoweeyay madaxweynaha Punland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdiga uu hogaaminayo...

Madaxtooyada oo Ka Hadashay Kulanka Farmaajo, Dani iyo Axmed Madoobe

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa si rasmi ah u furi doona wadahallada arrimaha doorashada ee u dhaxeeya dowladda dhexe, Jubbaland...

Qaramada Midoobey oo Sheegtey Inay Shir u Qaban Doonto Madaxda Maamul Goboleedyada iyoDowlada Federaalka

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay kulan heersare ah u qabanayaan Madaxda Dowladda federalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka kajira, kaasoo lagu maamuusayo sanad-guuradii...

Axmed Madoobe iyo Saciid Dani oo Soo Gaaray Magalada Muqdisho

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhow soo gaaray Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha gobolka...

Safiirka Mareykanka iyo Masuliyiinta Maamul Goboleedyada Jubaland iyo Puntland oo Kulan Ku Yeeshay Airporka Aadan Cade

Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho waxaa ka socda shir u dhaxeeya Jubbaland, Puntland iyo Safiirka u qaabilsan Mareykanka Soomaaliya. Kulankaan oo ah mid ay Albaabadu u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img