Dhawaan ayey eheyd kolkii lagu dhawaaqay gudlaha wasiirada xukuumada federaalka somaliya taasoo aad moodey in la hareer marey qaab qeybsigii ay soomalidu ku heshiisay...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday rag loo heysto weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Xamar,...