WARARKA

Xildhibaanada golaha shacabka oo cod aqlabiyad ku ansixiyey golaha wasiirada cusub

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa goor dhaw cod aqlabiyad ah ku ogolaaday Golaha Xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble. Dhamaan...

Ciidamada dowlada oo weerar ku diley xubno ka tirsan alshabaab

Wararka laga helayo gobollada Shabeelooyinka ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay howl-gal qorsheysan ka...

Doorashada Maraykanka maxaa laga filan karaa yaase ku guulaysan kara??

Wax ka yar 2 toddobaad ayaa ka hartay doorashada sida wayn loo sugayo inay ka dhacdo dalka maraykanka. Dalka Maraykanka oo lagu tiriyo inuu yahay...

Ciidamada Dowlada oo Alshabab Kala Wareegay Deegaano Ku Yaala Duleedka Magalada Dhuusamareeb

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan qeybta 21aad ayaa waxaa ay Maanta weerar ku qaadeen deegaanada labi dule iyo sina dhaqo, kuwaas oo ku yaalla...

Golaha Shacabka oo Beri La Horgeyn Doono Golaha Wasiirada Cusub

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta berito oo Sabti ah yeelan doona kulan xasaasi ah la horgeyn doonaa golaha wasiirada cusub oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img