WARARKA

Baarlamaanka Maamulka Hirshabeele oo maanta la dhaariyey

Mudanayaasha Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabelle ayaa goordhaw looga yeeray xarunta guddiga farsamadda iyo soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle si loo siiyo...

Madaxweynihii hore ee dalka oo ka hadley xaditaanka caruurta iyo kufsiga

Madaxweynihii hore ee Dowlada federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay kufsiga kusoo batay dalka...

Wefdi u Hogaaminaayo James Swan oo maanta gaaray magalada dhuusamareeb

Xubno ka socda beesha caalamka, islamarkaana uu hoggaaminayo, ergeyga gaarka ah xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada gobolka...

Midowga yurub iyo midowga africa oo ku baaqay in la ixtiraamo madaxbananida dalka somaliya

Midowga Afrika iyo midowga Yurub oo yeeshay kulankooda sanadlaha ah ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya, madax-bannaanideeda siyaasadeed...

Nisa oo boliiiska dekeda ku eedeysay inay fududeyso in alshabab ay dekeda kala soo degto walxaha qarxa

Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee Nisa ayaa ku eedeeysay, Booliska, Kastamka iyo Wasaarada Maaliyada in ay sabab u yihiin in Al-shabaab Walxaha qarxo kala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img