WARARKA

Dhegeyso: Xildhibaanada maamulka hirshabeele oo la sheegay in la musuqmasuqey

Dhawaan ayaa waxaa la soo bandhigay liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Hir-Shabeelle, waxaana la sheegay in xulista xildhibaannada la musuq maasuqeen, isla markaana ay ka dambeeyeen...

Alshabab oo weerar kusoo qaaday saldhig ay ciidanku ku leeyihiin gobolka bakool

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kuwa alshabab ayaa maanta waxaa uu ka dhacay gobolka bakool kaasoo la isku adeegsanayey hubka noocyadiisa...

Gudoomiayaha degnmada afgooye oo kulan la qaadey odayaal laga burburiyey xaafad ay si sharci daro ah ku degenaayeen

Guddoomiyaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose Aweys Cabdullaahi Cumar (Buulalow) ayaa la kulmay Odayaasha Xaafada EMBEGATI ee dhawaan Guryahooda laga burburiyay. Kulanka Guddoomiyaha Degmada...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamanka oo ugu baaqay reysulwasaare rooble in uu ka shaqeeyo doorasho waqtigeeda ku dhacda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa reysulwasaaraha dowlada federaalkasomaliya faray in ay ka shaqeyso doorasho waqtigeeda ku dhacda. Guddoomiyaha oo khudbad ka jeedinayay...

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo sheegay in Saadaq Joon wax xiriir ah la laheyn alshabab

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa shaaca ka qaaday in wax dambi oo ku saabsan xiriir Al-Shabaab lagu waayey Jeneral Saadaq Cumar Maxamed, oo ahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img