WARARKA

Qaar kamid ah ragii loo heystey weerarkii westgate mall oo maanta la xukumey

Maxkamad ku taalla dalka Kenya gaar ahaan magaalda Nairobi ayaa laba nin oo loo heysto in ay ka dambeeyeen weerarkii Westgate Mall xukunay ka...

Baarintaan ay sameeyeen gudi a tirsan qaramada midoobey ayey ku sheegeen in alshabab iyo kuuriyda waqooyi ka dhexeeyo xiriir

Guddi baaris oo hoos taga Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay u isticmaashay wax u muuqda madaafiic laga leeyahay Kuuriyada Woqooyi, weerar...

Madaxweynaha oo dowlada Turkiga uga tacsiyeeyey dhul gariir halkaasi ka dhacay

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxweynaha iyo shacabka Turkiga dhul gariirkii ka dhacay dalkaas oo ay ku dhinteen ilaa 30...

Maxaadan ogeyn oo beryahan ka socda degmada walaweyn

Xog aynu ka helneyno degmada walaweyn ayaa waxaa ay sheegeysaa in maalmihii lasoo dhaafay uu halkaasi waan waan ka wadey Cali Cabdullahi Halac, waanwaantaaso...

Reysulwasaare Rooble oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka turkiga somaliya u fadhiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz Reysulwasaare Rooble iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img