WARARKA

War deg deg Maamulka Degmada Afgooye oo Awaamiir , waa maxay awaamiirta

Maamulka Degmada Afgooye oo Awaamiir kasoo Saarey Canshuurta Laga qaado suuqa Geela.Kadib kulan maanta Xarunta Degmada Ay ku yeesheen Xubnaha Maamulka Degmada oo uu...

Gudoomiyaha D.Afgooye oo Maanta Kulan Qado ah La Qaatey Odayaasha Degmada

Gudoomiyaha Degmada Afgooye oo Maanta kulan Qado sharaf ah u sameeyay Odayaasha Degmada.Gudoomiyaha Degamada Afgooye ahna duqa magaalada mudane Aweys Abdullahi Omar (Buulalow) ayaa...

Gudoomiyaha qurba joogta degmada afgooye beesha Geledi Abdullahi omar Xalwo ayaa ka hadlay

Gudoomiyaha qurba joogta degmada afgooye beesha Geledi Abdullahi omar Xalwo ayaa ugu baaqay dowlada federaalka somali & hay,adaha caalamiga somali joogo & kuwa beesha...

Waaxda ammaanka Mareykanka ayaa adkeyneysa ammaanka Joe Biden

Waaxda ammaanka Mareykanka ayaa adkeyneysa ammaanka Joe Biden laga bilaabo maanta, iyadoo loo maleynayo inuu goor dhow ku dhawaaqi doono inuu doorashada ku guuleystay,...

Dowlada Ugandha oo ciidamo kala baxday dalka somaliya

Kooxda 27-aad ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo qeybta lixaad ee Uganda ee Unugga Ilaalada ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img