WARARKA

Baarlamaanka aqalka sare ee itoobiya oo ka shirey dagaalka ka socda deegaanka tigreega degto

Golaha Aqalka Sare ee dalka Itoobiya ayaa saaka oo sabti ah kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Addis Aabab ee Caasimadda dalkaas ayaa...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo mar kale kasoo horjeestey liiska gudiga doorashooyinka

Guddoomiyaha Aqalka Sare Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa Qoraal uu soo saaray ku sheegay in guddiyada ay dowladda u saartay doorashada aan marnaba lagu...

Baarlamaanka maamulka hirshabeele oo maanta ansixiyey gudiga dorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle kalafadhiga 1aad kulinkiisa 4aad ee...

Ciidamada dowlada oo la wareegay deegaanohoos taga gobolka bay

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka fuliyeen degaano ka tirsan Gobolka Baay oo ay ku sugnaayeen...

Ayax ku habsadey beeraha degmada walaweyn

Ayax fara badan oo gaaray gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku habsaday beero ku yaalla gobolka, gaar ahaan degmada Wanlaweyn iyo tuulooyinka hoostaga. Ayaxa ayaa baabi’iyay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img