WARARKA

Gudoomiyaha degmada Afgooye oo Shir Gudoomiyay Shirka Todobaadlaha ee Maamulka Degmada.

Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna duqa magaalada mudane Aweys Abdulahi Omar (Buulalow) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee Xubnaha maamulka Degmada Afgooye Kulankan...

Gudoonka baarlamaanka hirshabeele oo maanta xilka kala wareegay gudoonkii hore

Munaasabad kooban oo Maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilalka kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle & labadiisa...

Alshabab iyo ciidamada dowlada oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Dagaal geystay khasaaro kala duwan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab waxaa uu ku dhex-maray degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka...

Mahad Maxamed Guulleed oo u jawaabay gudoomiyaha aqalka sare

Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhinaca sharciga ah ee u dhaxeeya Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo siweyn uga biyo diiday...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo u Hambalyeeyey Joe Biden

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay ee dalka Mareykanka, Joe Biden iyo ku xigeenkiisa Kamala Harris. Qoraal kooban...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img