WARARKA

Wefdi Kasocda Dowlada Talyaaniga iyo Hey’ada Cunada aduunka oo gaaray magalada Hobyo

Wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Talyaaniga iyo hay’adda cunnada u qaabilsan QM ee WFP ayaa maanta gaaray magaalada Hubyo ee gobolka Mudug, halkaas...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatey qaar kamid ah dhalinyarada iyo taageerayaashiisa

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kala hadlay doorkooda ku aadan...

Mamulka Hirshabeele oo cambareeyey falkii ka dhacay degmada warsheekh

Sii hayaha Xilka Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa cambaareeyay falkii lagu dilay dadka rayidka ahaa ee xalay ka dhacay degaanka Xaluule oo...

War deg deg Ethiopia naga soo gaaray:Diyaarad nuuca dagaalka ah ayay soo

Wararka inaga soo gaaraya gobolka tigreega ayaa sheegaya in ciiidamada tigreega ee dagaalka kula jira ciidamada qaranka itobiya in ay soo rideen Diyaarad...

Ra’isulwasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa isbadalo ku sameeyay hogaanka

Ra’isulwasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa isbadalo ku sameeyay hogaanka ciidanka wadankaas sidoo kale wuxuu wax ka badal ku sameeyey wasaarada arimaha dibadda Ethiopia .Qoraal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img