WARARKA

Reysulwasaare ku xigeenka oo ka jawaabtey hadal kasoo yeeray musharixiinta madaxweynaha

Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa diiday guddiga doorashooyinka ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen...

Midowga Africa oo ugu baaqay xabad joojin labada dhinac ee isku haya dagaalka itoobiya

Midowga Afrika ayaa ku baaqay in xabad joojin looga dhawaaqo gobolka Tigray halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka ku dagaallamayay muddo ku dhaw...

Musharixiinta doorashada madaxwenaha somaliya oo oo qaadacay ka qeyb galka doorashada

Qoraal ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu qaadacay ka qeybgalka doorashada 2020-21, iyaga dood ka...

Baarlamaanka Hirshabeele oo maanta ka bilaabatey qudbad aqrinta xilalka madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle. Maalinta berri ayaa lagu waddaa in...

Qarax maanta ka dhacay Duleedka magalada dhuusamareeb

Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta qarax xoogan uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamul goboleedka Galmudug. Qaraxa oo ahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img