WARARKA

Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay dagaalada ka socda gobolka Tigreega degto

Qaramada Midoobey ayaa sheegtey in ay ka walaacsan tahay xaaladda shacabka ku nool Tigray xilli uu socdo dagaalka u dhexeeeyo dagaalyahanada Tigray iyo ciidamada...

Midowga yurub iyo dowlada somaliya oo kala saxiixdey heshiis

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurib ayaa kala saxiixday wajigii labaad ee barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka, kaasoo ay ku baxayso lacag gaareysa 98.2 Milyan...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka hirshabele oo loo doortay Yusuf Axmed Hagar

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle waxaa hadda lagu soo gabagabeeyey doorashada madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle, waxaana ku guuleystay Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Yuusuf Dabageed...

Donald Trump iyo xisbigiisa oo aad moodo inay ka weecdeen wadadii dimoqradiyada

Madaxweyne Donald Trump ayaa wali diidan in looga guuleystay doorashada dalka Mareykanka iyadoo Joe Biden uu ku guuleystay codadkii doorashada ee la tiriyay. Trump wuxuu...

Hirshabeele oo loo doortey madaxweyne shaqsi horey loo saadaalinaayey

Cali Cabdullaahi Xusseen Cali Guudlaawe ayaa goor dhaw loo doortay madaxweynaha Maamul Gobolleedka Hirshabeelle doorasho ka dhacday magaalada Jowhar. Cali Guudlaawe ayaa helay 86 ...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img