Ciidanka Dowladda iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay deegaano hoos taga gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan warbixino laga helayo halkaas.
dagaalkani ayaa ka bilowday deegaanka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo hadda shir jaraa'id ku qabtay aqalka cad ayaa sheegay in doorashada lagu shubtay isla markaana la khiyaameeyay.
Trump wuxuu sheegay...