WARARKA

Qaar ka tirsan musharixiinta madaxweyne oo xaley kulan la qaadey madaxweynaha maamulka hirshabele

Xalay waxaa Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay qaar kamid ah musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya & Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor). Musharixiinta la...

Musharixiinta xisbiyada mucaaradka oo ku baaqay in la ilaaliyo demoqradiyada curdunka ah

Hoggaamiyeyaasha Mucaaraadka ah ayaa maanta shir uu uga furmay Muqdisho kaasoo saabsan Arrimaha doorashooyinka iyo sidoo kale dooda ay ka qabaan guddiga doorashooyinka dadban...

Hogaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka oo shir uga furmey magalada muqdisho

Hoggaamiyeyaasha xisbiyada Mucaaraadka ah ayaa maanta shir uu uga furmay magalada Muqdisho kaasoo ay kaga hadlayaan Arrimaha doorashooyinka iyo sidoo kale dooda ay ka...

Kheyre oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ka raali geliyey weerarkii ay gudigiisa ku qaadeen

Siyaasiyiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay kulan uu xalay gurigiisa kula qaatay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kaasi oo uu raali-gelin...

Gudoomiyaha aqalka sare oo magacaabay xubnaha gudiga doorashooyinka ee gobolada waqooyi

Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Deegaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo hore u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img