Saacdihii la soo dhaafay ayaa waxaa roob xoogan ay ka da'ayeen magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari, kuwaasi oo geystey qasaarooyin badan.
Roobabkani ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay Guddiyada doorashooyinka ay soo magacaabeen Dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha, Galmudug, Hir-Shabeelle...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayay barnaamij dood wadaag su’aalo lagu weydiinayay ayaa weerar afka ku qaaday Taliyaha Nabadsugida...