WARARKA

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo maanta kulan la qaatey safiirka midowga yurub u qaabilsan somaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Maanta ayaa maanta kulan magalada muqdisho kula qaatey Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan...

Dhegeyso Reysulwasaraha oo sheegay inuu la hadlayo mucaaradka cabashada ka keenay gudiga doorashoyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Guddiyada doorashooyinka oo ay ka cabanayaan musharixiinta Madaxweynaha & Xubnaha mucaaradka. RW...

Wasiirka amniga oo digniin u direy mucaaradka dowlada

Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey ayaa digniin u diray mas’uuliyiinta musharaxiinta madaxweynaha, kuwa raadinaya xildhibaanimada iyo cid kasta oo ku lug leh doorashada isagoo...

Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika oo sheegay inay diyaar u yihiin sugida amniga doorashooyinka

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb Francisco Madeira ayaa warbixin ka siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo maanta ka shiri doona arimaha somaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan xasaasi ah oo ku saabsan xaalada dalka Soomaaliya ku yeelanaya Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img