WARARKA

Alshabab oo shegatey masuuliyada qaraxii xalaey ka dhacay maqaaxiku tiiley numbar 4

Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar ismiidaamin ah oo xalay lagu qaaday goob lagu caweeyo oo kutaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Weerarkaan oo ay...

Hanti dhowrka guud oo sheegay in ay balaarin doonaan la dagaalanka musuqmasuqa

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka uu ballaarinayo howlaha lagu baarayo xafiisyada dowladda & dowlad goboledyada. Waxaa...

Kulankii midowga musharixinta oo war murtiyeed kasoo baxay

Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyntii soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18...

Reer Baydhabo oo maanta u diyaar garoobaya soo dhaweynta Sheekh Shariif

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ku sii jeeda gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararka ayaa sheegaya...

Maamulka Somaliland oo maanta xukun dil ah ku fuliyey 6 ruux

Ciidamada Somaliland ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fuliyey lix nin oo lagu eedeeyey inay horey dilal uga geysteen maamulkaasi. Lixda nin ee toogashada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img