WARARKA

Gudoomiyaha baarlamaanka oo hoygiisa ku qaabiley Shariif Xasan

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mohamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoygiisa ku Qaabilay Madaxweynihii Gudoomiyaha Xisbiga Horu-socod Qaran Shariif Xasan Sheekh Aadan. Labada masuul ayaa kulankooda...

Kheyre oo maanta dalka dib ugu soo laabtey kana hadley arimaha doorashooyinka

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ahna musharax Madaxweyne oo Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee...

Beesha caalamka oo ka hadashey doorashooyinka la filaayo in dalka ka dhacaan

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday degaannada Hir-Shabeelle ee lagu doortay Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle, Madaxweyne iyo...

Gobolka Amxaarada oo Mar kale madaafiic lagu garaacay

Wararka ka imaanayo dalka Itoobiya waxay sheegayaan in xaley gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahirdar xilli uu dagaal ka socda gobolka Tigray,sida...

Wasiirkii hore ee arimaha dibada oo iska diidey xil cusub oo loo magacaabay

Wasiirkii Arrimaha dibadda Soomaaliya Amb, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in uusan diyaar u aheyn qabashada xil Safiir oo u Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya, kaddib...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img