WARARKA

Gudoomiyaha aqalka sare oo ku gacan seyray jadwalka doorashooyinka

Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada waqooyi ayaa kasoo horjeestay war kasoo baxay guddiga doorashada oo shaaciyay jadwalka doorashada...

Reysulwasaarihiii hore ee somaliya oo ka hadley doorshada muranka hareereeyay

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in doorasho aan lagu aheyn hehsiis ay...

Maamulka puntland oo howlgalo ka sameeyey waqooyiga magalada gaalkacyo

Ciidamada kala duwan ee maamul Goboleedka Puntland ayaa Maanta waxaa ay howlgal culus ka sameeyeen Xaafadaha qaar ee ku yaal Waqooyiga Magaaalada Gaalkacyo ee...

Wasiirka cadaalada oo dalka turkiga kula kulmey dhigiisa

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur jaamac oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa Maanta la kulmay dhigiisa...

Alshabab oo xukuno kala duwanka fulisay gobolka shabelaha hoose iyo shabelaha dhexe

Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay xukunno kala duwan ka fuliyey deegaano ka kala tirsan gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe oo ay maamulaan. Cabdullahi Cabdi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img