WARARKA

Magalada gaalkacyo oo laga bilaabay ururrinta shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed

Ciidamada Ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa maanta aroortii hore bilaabay howl-galo balaaran oo lasheegay in lagu sugayo aminiga isla markaana lagu bartilmaameysanayo shacabka kasoo jeeda...

Golaha musharixiinta oo soo dhaweeyey dadaalada ay wadaan maamulada galmudug iyo puntland

Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhoweeyay tallaabo uu qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ku saabsan khilaafka ka taagan...

Dekeda kismaanyo oo bilowdey dhoofinta xoolaha

Dekedda magaalada Kismaayo oo kaalin weyna ku leh dhaqdhaqaaqa ganacsiyada ee qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka bilowday dhoofka xoolaha,...

In ka badan 20 tahriibayaal oo meydkooda laga helay bada

Dowladda Tuniisiya ayaa sheegtay in la helay Maydadka 20-ruux oo Tahriibayaal ah, halka Kooxaha Gurmadka ay ku howlan yihiin raadinta Dad kale oo aan...

Madaxweynaha oo saxiixay xeer dib loogu dhigaayo wax ka bedelka dastuurka

Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img