WARARKA

Ciidamo kawada tirsan dowlada oo xaley ku dagaalamay degmada marka

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xalay fiidkii hore ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku dhex-maray qeybo...

Gudoomiyaha midowga africa oo ka hadley colaada u dhexeysa somaliya iyo kenya

Xiisada diblumaasiyadeed ee u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaa ah mid walwal ku haysa Midowga Afrika, sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, wuxuuna...

Dowlada oo loogu baaqay inay wax ka qabato cabashada doorashooyinka

Warmurtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii 38aad ee aan caadiga ahayn ee madaxda IGAD ay ku yeesheen Djibouti. Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay daneeyayaasha siyaasadda Soomaaliya...

Ciidamo horleh oo gelinkii dambe ee shaley la geeyey gobolka gedo

Dowlada ayaa ciidamo hor leh gelinkii dambe ee maanta geysay degmada dooloow ee Gobolka Gedo oo ku lebisan dareys aan hore loo arag. Ciidamadan oo...

Madaxweyne Farmaajo oo jabuuti kula kulmay Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wadahadallo hor dhac u ah xalinta khilaafka labada dowladood waxaa ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img