WARARKA

Xog: Beesha caalamka oo A/Madoobe iyo Deni ka diiday dalab ka dhan ah Farmaajo

Maamul goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa ku guul-darreystay mid ka mid ah shuruudihii ay ku xireeen in dib loo billaabo wada-hadallada doorashada ee kala...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo ka hadley xariirka somaliya iyo masar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Masar ay doonayaan inay xoojiyaan xiriirka ganacsi ee labada dal. Wasiirka...

Senator Cumar Cabdrashiid oo ka digey heshiiska uu rabo farmaajo in uu la galo eritrea iyo itoobiya

Senator Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaake oo laba jeer Soomaaliya kasoo noqday Ra’iisul Wasaare ayaa ka digay heshiis uu sheegay in uu u dhaxeeyo, Eritrea,...

Mas’uul ka tirsan G/Banaadir oo Qarax lala eegtay iyo khasaaro ka dhashay

Jugta qarax xoogan ayaa waxaa daqiiqado kahor laga maqlay xaafaddo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo sigaar ah uga dhaca agagaarka Xarunta degmada...

Maxaa looga hadlayaa Shirka Maanta ee Madaxda Dowlad Goboleedyada?

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah yeeshaan Shirkoodii saddexaad oo ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img