WARARKA

5 dhalinyaro oo ka tirsanaa alshabab oo maanta xukun dil toogasho loogu fuliyey magalada kismaanyo

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay xukuno dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsana kooxda Al-shabaab oo horay dilal...

Taliyaha ciidanka asluubta oo sheegey in taalo geesinimo gudaha xabsiga looga dhisi doono dable Xasan Xuseen

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaano taliye Shub ayaa shaaca ka qaaday in furahayahii Xabsiga dhexe ee lagu dilay...

Faahfaahin dheeri ah oo kasoo bexeysa qarax xaley ka dhacay maqaaxi ku taala degmada boondheere

Qaraxa xalay ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo ku taalla agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaa loo adeegsaday Gaari ay alshabaab ku...

Alshabab oo sheegatey masuuliyadii qaraxii xaley ka dhacay degmada boondheere

Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaamin ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top Coffee oo kutaala degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay...

Qarax xaley ka dhacay goob lagu daawanayey cayaartii u dhexeysay Spain iyo Egland

Qarax ka dhacay bannaanka maqaaxi lagu shaaheeyo oo ku taalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan shan qof, sida...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img