WARARKA

Maxkamada sare ee ciidamada qalabka-sida oo xukun dil ah ku xukuntey taliyihii hore ee saldhiga huriwaa

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sidda, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday taliyihii saldhigga Booliiska ee degmada Huriwaa, Ex dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan...

Maamulka galmudug oo warsaxaafadeed kasoo saarey hubkii lagu dhacay degmada caabudwaaq

Maamulka Galmudug ayaa sheegay hubkii maalmo ka hor gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed ee kasoo jeeda Cabudwaaq, inuu ahaa hub sharci darro ah...

Ciidamo macawisleey ah iyo alshabab oo ku dagaalamay deegaano hoostaga gobolka galgaduud

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar culus oo xalay ciidamada Macawiisleyda ee ku sugan gobolka Galgaduud ku qaadeen deegaan ay ku sugnaayeen Al-Shabaab,...

Dowlada oo warmurtiyeed kasoo saartey hubka lagu dhacay degmada caabudwaaq

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii shalay lagu bililiqeystay deegaan hoostaga magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, kaas oo u...

Wasiir ku xigeenka maamulka galmudug oo ka hadley hub ay xoog kula wareegeen maleeshiyaad kasoo jeeda demada caabudwaaq

Ku dhawaad 20 qof ayaa ku geeriyooday markii Labo gaari oo xamuul ah oo siday hub ka yimid dalka Ethiiopia ay ku dagaalameen ciidamo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img