WARARKA

Kusimaha argeyga gaarka ah ee qaramada midoobey oo ka hadley khilaafka u dhexeeya dowlada dhexe iyo puntland

Ku simaha ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo shalay booqasho ku tegay magaalada Garoowe ayaa war culus kasoo...

Wasiirka wasaarada arimaha dibada oo si adag uga jawaabay hadal dhawaan kasoo yeerey la taliyihii amniga ee farmaajo

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga jawaab celiyay hadal dhawaan kasoo yeeray Lataliyahii amniga Qaranka ee...

Ciidanka asluubta oo soo afjarey weerar ka dhacay gudaha xabsiga dhexe

Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa goordhaw soo gabagabeeyay weerar ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar oo ay geysteen koox ka tirsan Al-shabaab oo ka...

Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee DFS iyo Maamul goboleedyada oo shir uga furmey magalada muqdisho

Waxaa maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer Federaal iyo heer maamul Goboleed, Guddiyadda heer Qaran iyo heer...

Egypt airline oo maanta duulimaadkeedii ugu horeysey ku tagtey magalada muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi Axmed iyo dhigiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka iyo Jaaliyadaha dalka Masar...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img