WARARKA

Gudoomiyaha degmada marka oo qabtey shir looga hadlayo amni darada degmada

Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Maanta ka qabsoomay kulan ay yeesheen guddiga amniga Magalada, iyada oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha...

Madaxweynaha maamulka hirshabeele oo kulan la qaatey siyaasiyiinta gobolka hiiraan

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiin reer Hiiraan ah oo uu qeyb ka yahay taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe, ayaa...

Golaha musharixiinta oo kulan la qaatey gudiga doorashooyinka dadban

Golaha midowga musharraxiinta ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal, waxayna labada dhinac ay ka wada-hadleen qabsoomida arrimaha...

Ciidamada maamulka jubaland iyo alshabab oo ku dagaalamay deegano a tirsan gobolka jubada hoose

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada Daraawiishta Maamul Goboleedka Jubbaland iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay duleedka degaanka Jasiirada...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo la dardaarmey gudiga doorashooyinka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa waxaa uu kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Maamul Goboleed ee Jubaland. Axmed Madoobe ayaa Xubnaha Guddiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img