WARARKA

Ciidamo dheeri ah oo la geeyey magalada dhuusamareeb

Taliska qeybta 21aad gaar ahaan guutada 15aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay Ciidamo dheeraad ah geeyeen degaanka Ceeldheere iyo deegaanada ku...

Kenya oo dib u furtey safaaradii ay ku laheyd somaliya

Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Raychelle Omamo oo uu weheliyo dhiggeeda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa maanta dib u furtay safaaradda Kenya ee Muqdisho...

Midowga musharixiinta oo ka hadley khilaafka soo kala dhex galey reysulwasaaraha iyo madaxweynaha

Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen aalada fogaan araga waxay kaga hadleen xaaladahii ugu dambeeyay ee dalka gaar ahaan khilaafka soo...

Boliiska degmada walaweyn oo digniin u direy dadka isticmaala maandooriyeyaasha

Taliska Booliska degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa digniin adag u waxaa uu u diray dadka Gudaha degmada ku dhex sameeya ama ku...

Reysulwasaarha oo xafiiskiisa ku qaabiley wasiirka arimaha dibada ee kenya

Riisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibedda ee dalka Kenya Raychelle Omamo oo maanta soo gaartay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img