WARARKA

Heshiis hordhac ah oo laga gaarey colaad u dhexeysay laba beelood oo abgaal

Mudo dheer kadib waxaa heshiis is afgarad ah laga gaaray gogol nabadeed oo dhawanahaan taalay deegaanka Burka Dirimeed ee gobolka Shabeellaha Dhexe, taasoo lagu...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey xeerka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah meel mariyay Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo ay sheegeen in lagu hagayo...

Masar iyo Jabuuti oo oo balan qaadey iney ciidamo ku dari doonaan howlgalka xasilinta somaliya

Midowga Afrika ayaa bilaabaya hawlgalka taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) Janaayo 2025, isagoo beddelaya howlgalka ATMIS ee hadda ka jira Soomaaliya. Waxaa la sheegay in...

Taliska ciidanka xooga dalka oo amar kusoo rogey shacabka kunool gobolka bakool

Taliska ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha deegaanada gobolka Bakool ayaa soo saaray amaro ku socda dadka ku...

Xukuumada oo ugu deeqdey 500.000 oo dollar dadkii waxyeelada kasoo gaarey qarixii alshabab

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi barre ayaa Xalay shir guddoomiyay shir deg deg ahaa oo golahiisa Wasiiradda kaga hadlayeen weerarkii khasaaraha badnaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img