WARARKA

Madaxweynaha maamulka somaliland oo ka hadley heshiiska uu turkiga ku dhexdhexaadinayo somaliya iyo itoobiya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay dowlada Soomaaliya gashay...

Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arimaha dibada oo gaarey dalka turkiga

Wafuud ka socota dowladda Soomaaliya ayaa gaaray dalka Turkiga ka hor wadahadallo heer sare ah oo ay la yeelanayaan Itoobiya, kaasoo looga gol leeyahay...

Dowlada turkiga oo xal ka keentey Khilaafka dhinaca bada ah ee u dhexeeya somaliya iyo itoobiya

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadkan si ay uga wada hadlaan khilaafka ka dhashay heshiiska ay la...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo sheegay in dalka laga qaban doono doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadalay arrimo badan oo ay ka mid yihiin doorashooyinka dalka, dagaalka ka...

Ciidamada dowlada iyo kuwa atmis oo howlgalo ka sameeyey deegaano hoostaga degmada baraawe

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ATMIS ee ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sameeyay howlgalo lagu xaqiijinayo amniga magaaladaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img