Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan eedaysenayaashii rasaasta ku dilay labada marxuum ee kala ah...
Qoraal kooban oo hey’adda NISA ay ku baahisay barteeda Twitterka ayaa lagu shaaciyey in 12 xubnood oo ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab ay caawa Muqdisho...
Qoraal Maanta kasoo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa lagu sheegay in ay xasuusinayaan soo dacwoodayaasha Doorashada muddada soo Gudbinta Dacwooyinka cabashooyinka la...
Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in ay baaritaanno ku sameynayaan habka loo maray doorashada kursiga golaha shacabka ee tirsiigu yahay 103, oo la ogyahay...