WARARKA

Dowlada Norwey oo ku baaqdey in doorasho lagu kalsoon yahay ka dhacdo somaliya

Dowladda Norway ayaa taageertay baaqa beesha Caalamka ee ah in doorasho xalaal ah, lagu kalsoonaan karo oo nabad ah ay ka dhacdo Soomaaliya si...

Reysulwasaare Rooble oo soo dhaweeyey go,aanka gudiga doorashooyinka ay ka qaateen doorashadii ka dhacdey Kg

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay go'aanka Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ay ka qaateen kuraas lagu doortay magaalada Baydhabo...

Gudiga doorashooyinka qaran oo laaley natiijada kuraasta Hop 103 iyo Hop 155

Guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in dib loogu laabanayo doorashada labo kursi oo dhawaan lagu...

Taliyaha ciidamada lugta ooo digniin adag u direy ciidamada xooga dalka

Taliyaha ciidanka lugta xoogga dalka Generaal Biixi oo maanta la hadlayay ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin adag u diray ciidanka xoogga...

Golaha amaanka ee qaramada midoobey oo mudo 3 bilood ah kordhiyey la dagaalanka burcad badeedka

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la kordhiyo joogitaanka ciidamada badda ee caalamiga ah inay la dagaalamaan burcadbadeedda xeebaha Soomaaliya. Golaha ammaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img