WARARKA

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo kulan la qaatey Amiirka dalka qadar

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim...

Alshabab oo xaley weerar madaafiic ah kusoo qaadey magalada baydhaba

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay weerar madaafiic ah & mid toos ah ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada Itoobiya & kuwa...

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika oo maanta gaaray magalada kismaanyo

Waxaa maanta gaarey magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Madeira. Wafdiga...

Cabidweli Gaas oo reysulwasaaraha ka codsadey in la hakiyo doorashooyinka

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya marna soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in doorashooyinkii la qabtay ee Aqalka Sare iyo...

Reysulwasaare rooble oo gudiyada dorashooyinka uga digey iney ku dhex milmaan arimaha siyaasada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan gaar ah la qaatay guddiyada doorashooyinka dalka ayaa soo saaray digniin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img