WARARKA

Maamulka koonfur galbeed oo xilkii ka qaadey gudoomiyaha degmada badhaba

Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mohamed Abuukar Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Maamulkii Magalaada Baydhabo...

Maamulka jubaland iyo saraakiil itoobiyaan ah oo ka wada hadley xaalada amni ee deeganadaas

War kasoo baxay Taliska ciidamada Federaalka Itoobiya ayaa sheegay in ay maamulka Jubbaland kawada hadleen xaaladda amni ee xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya. Kulanka...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey qeybo ka tirsan gobolka banaadir

Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Bari oo ay wehlinayeen Ciidamada Duufaan ee NISA ayaa howlgallo qorsheysan oo dad farabadan lagu qabtay waxaa...

Gudiga doorashooyinka koonfur galbeed oo shaaciyey doorashada 4 kursi

Guddiga hirgelinta doorashada maamul Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxa uu shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baydhabo Kuwaas...

Gudiga doorashooyinka hirshabele oo shaciyey doorashada 11 kursi

Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay 11 kursi oo ah qeybtii labaad ee kuraasta taala magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. War qoraal ah oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img