WARARKA

Axmed madoobe oo markii seddexaad isku doortey magalada kismaanyo

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa markii sadaxaad isku doortey inuu noqdo madaxweynaha maamulka goboleedka Jubbaland ee shanta sano ee soo socota. Madaxweyne Axmed Madoobe...

Baarlamaanka dowlada federaalka somaliya oo maanta ansixiyey miisaaniyada 2025

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaaniyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo...

Atmis oo cambaareeyey madaafiic lagu garaacay xerada xale

Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa si kulul u cambaareeyay weerar madaafiicda ah oo shalay aroortii lagu weeraray xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. War...

Taliyaha ciidanka boliiska oo maanta kulankii ugu horeeyey la qaatey taliska ciidanka boliiska

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta guddoomiyey shirkii u horreeyay ee taliska booliska. Shirkan oo ka qabsoomay xarunta taliska ciidanka...

Shirka golaha wadatashiga oo galey maalintiisa labaad

Shirka golaha wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta galaya maalintii labaad. Shirkaan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img