WARARKA

Reysulwasaaraha xukuumada federaalka oo maanta gaarey magalada kismaanyo

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, halkaas...

Madaxweynaha dowlada fedraalka somaliya oo sheegey in aan wax wadahadal lala geli doonin alshabab

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa wuxuu meesha ka saaray in wax wada hadal ah uu dhexmari doono dowladda iyo Al-Shabaab. Madaxweyne Xasan...

Cali jeyte oo fariin u direy dadka ku nool deegaanada alshabab ka arimiso

Cali Jeyte Cismaan ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay ka taliyaan kooxda Al-shabaab. U qeybsanaha xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ee...

Xafiiska qaramada midoobey ee somaliya oo u hambalyeeyey dowlada iyo shacabka somaliyeed

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa ugu hambalyeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed guusha weyn ee ay ka gaareen in ay xubin rasmi ah...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo ka warbixiyey ku biirista somaliya ay ku biirtey dalada bulshada bariga dhexe

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay muhiimada Soomaaliya ay u leedahay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img