WARARKA

Xukuumada xamsa oo dacwad kusoo oogtey madaxweynaha maamulka jubaland

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg deg ah ayaa go’aan adag ka soo saareen is doorashada Axmed Madoobe, waxaana Garqyaqaanka guud...

Maamulka puntland iyo kooxda daacish oo ku dagaalamaya buuraleyda gobolka bari

Puntland ayaa bilowday guluf ciidan oo ka dhan ah kooxda Daacish ee isku sii ballaarinaysa deegaanada buuraleyda gobolka Bari. Ciidamo aad u badan oo wata...

Golaha wasiirada oo xaley kulan deg deg ah yeeshay

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo Xalay kulan deg deg ahaa ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa meel mariyay heshiisyo dhowr ah oo ay...

Ciidamada dowlada iyo alshabab oo maanta ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka shebelaha hoose

Ciidamada dowlada iyo alshabab ayaa maanta ku dagaalamay deegaano ka mid ah gobolka shabelaha hoose kaasoo khasaare sida la sheegayo khasaare u geystey labada...

Wasiirka wasarada arimaha dibada oo fariin u direy madaxweynaha cusub ee maamulka somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, uu yahay shaqsi ay ku weyn tahay Soomaalinimada,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img