WARARKA

Wasiirka gaashaandhiga oo ka hadley cidamo ay dowlada geysey gobolka jubada hoose

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku dhac dhexmara ciidamada xoogga dalka iyo...

Madaxweynaha maamulka somaliland oo kulan la qaatey safiirka dalka mareykanka iyo taliyaha ciidanka isku dhafka geeska africa

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard H. Riley, iyo Taliyaha Taliska Isku-dhafka Ciidamada ee Geeska...

Somaliya iyo turkiga oo kala saxiixdey heshiiska dhinaca tamarta

Shirkadda Tamarta ee dawladda Turkiga, TPAO (Turkiye Petroleri Anonim Ortakligi) iyo Hay’adda Shidaalka ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sahminta kaarboon-carbon ee...

Xubnaha baarlamaanka oo maanta ansixiyey gudiga doorashooyinka qaranka

Xubnaha baarlamaanka labada aqal ayaa maanta isugu yimid kalfadhi wadajir ah, kaasoo ay ku ansixiyeen xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Fadhiga maanta...

Maxkamada gobolka banaadir oo soo saartey warqad lagu xirayo Axmed Madoobe

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa goordhaw soo saartay waaran lagu soo xirayo Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe oo 25-kii bishaan dib loogu doortay madaxweynaha maamulka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img