WARARKA

Gawaarida ka shaqeeya wadada isku xirta Afgooye iyo xamar oo ka cabanaya isbaarooyinka kusoo batey wadadaas

Wadayaasha gaadiidka ee ka howlgala waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho ayaa ka cabanaya isbaarooyin sharci darro ah oo ku soo batay waddadaasi, kuwaasoo...

Maleeshiyo beeleedyo labisan dharka ciidanka dowlada oo ku dagaalamey deeganka Lafoole

Dagaal qasaaro geystey ayaa maanta waxaa uu ka dhacay deegaanka lafoole halkaaso oo ey isku fara saareey ciidamo beeleedyada sita dharka dowlada ee ku...

Cabdiweli Gaas oo ka qeyb galaya shirka Qaaramada midoobey

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaadka yahay, C/weli Maxamed Cali ayaa ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay magaalada New York ee dalka...

Xildhibaan marxuun Mustaf Xaaji Maxamed oo maanta lagu aasey qabuuraha sheekh suufi

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed oo xalay kooxo hubaysan ay ku dileen magaalada Muqdisho gaar ahaan...

250 ciidan oo ka tirsanan jirey alshabab oo isku soo dhiibey ciidamada dowlada

Taliska ciidamada AMISOM ayaa sheegay inay isku soo dhiibeen shalay oo Sabti ahayd 250 dagaalyahan oo ka tisran Xarakada Al-shabaab, kuwaasoo ay sheegeen inay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img