Munaasabad lagu soo dhaweynayo Ra’iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Saacid Garaad Shirdoon islamarkaana lagu sagootinaayay Ra’iisal wasaraarihii hore ee Soomaaliya Cabduwali Maxamed Cali Gaas...
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa xalay si aad ah u adkeeyay ammaanka waddada weyn ee isku xirta gobollada dhexe,...
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, halkaasoo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen masuuliyiinta...