WARARKA

Jaaliyada beesha Geledi ee North America oo shaley gelinkii dambe ku kulmey magaalada Atlanta gobolka Georgia dalka Mareykanka

magaalada Atlanta gobolka Georgia dalka Mareykanka ayaa waxaa shaley gelinkii dambe ku kulmey jaaliyada beesha gelledi, kulankan oo ahaa mid muhimadiisa xumbaarsan ayaa ka sakow...

Markab u raran ganacsatada reer kismaanyo oo kusoo xirtey dekeda kismaanyo

Markab sida shixnado ganacsi iyo dooni ayaa kusoo xirtay dakadda Caalamiga ah ee magaalada Kismaayo xilli dhawaan ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo Militariga...

Roobab lixaad leh oo ka da'ay degmada Xudur ee gobolka Bakool

Roob xooggan ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii ugu dambeeyay ay ka da’een degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool iyo deegaannada ku xeeran. Guddoomiyaha gobolka...

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey Reysulwasaraha cusub

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) oo maanta la horgeeyay fadhigii uu yeeshay...

Afhayeenka dhinaca dagalada ee alshabab oo sheegey iney wadayaan dagaalka

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay inaysan joojinayn dagaalka ay kula jirto ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaasoo bilhiii ugu dambeeyay la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img