WARARKA

Burcad badeed soomaali ah oo lagu xukumey maxkamad ku taala dalka garmalka

Burcad badeeda Soomaaliya oo tiradooda gaareysa ilaa iyo 10-ruux ayaa maxkamada Germanka waxa ay ku riday xukuno gaaraya ilaa iyo 7-sano maalintii jimcaha aheyd...

Gaari rasas lagu furey asagoo mara wadada isku xirta wanleweyn iyo buurhakaba loo ey laba qof ku dhinteen

Gaari ka mid ah gawaarida ka shaqeysa wadad isku xirta wanleweyn iyo buurhakaba ayaa maanta lagu rasaaseeyey asagoo halkaasi maraya kaasoo geystey qasaaro isugu...

Afhayeenka Amisom oo sheegey iney ka baxayaa garoonka stadium muqdisho

Afhayeenka ciidamada AMISOM Cornel Cali Adan Xaamuud ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ka baxaan garoonka kubadda cagta ee Muqdisho Stadium, kaddib markii...

Ciidamada dowlada oo dhac iyo boob ka bilaabey degmada wanleweyn

Warar naga soo gaaraya degmada wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamo beeleedyada labisan dharka dowlada ee dhawaan ururka alshabab kala wareegey...

Ciidamada Amisom oo qarax lagula beegsadey wadada isku xirta Wanleweyn iyo Leego

Wararka eynu dhawaan ka helney degmada wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qaar ka mid ah ciidamada AMISOM lagu weeraray qarax miino...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img