WARARKA

Reysul wasaraha dowlada federalka oo maanta kulan la qaatey qaar ka mid ah ururka haweenka

Raysul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kula kulmay qaar ka tirsan haweenka Soomaaliyeed oo ay ka wada hadleen...

Gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose oo sheegey iney dagaal ku qaadi doonan degmoyinka baraawe iyo qoryooleey

Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ee Dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay...

Magalada kismaanyo oo xaley laga hirgeliyey bandow

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xaley bandow saaray magaalada Kismaayo, si loo sugo ammaanka magaalada oo maalmihii ugu dambeeyay dad rayid ah lagu dilay. Saraakiisha ciidamada...

ciidanka boliska oo howlgalo ka sameeyey magalada qaar ka mid ah degmooyinka magalada muqdisho

Ciidamada Booliska ayaa howlgallo saaka ka sameeyeen  xaafado ka tirsan Degmooyinka Magaaalada Muqdisho ayaa waxay ku soo qabqabteen rag hubeysan oo dil iyo dhac...

Abuu Mansuur Al-amriiki oo ka hadlaya sirta ku saabsan alshabab

Abuu Mansuur Al-amriiki oo cajalad muuqaal ah soo duubay ayaa kashifay sir aan caadi ahayn taas oo ah arimo badan oo ku saabsan Soomaaliya,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img