WARARKA

maddaxweynaha, Gudoomiyaha Barlamanka iyo Reysulwasaraha oo shacabka muqdisho kula tukadey masjidka isbaheysiga

Masuuliyiinta ugu sareesa Dalka Soomaaliya federalka somaliyeed ayaa maanta waxay umada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Muqdisho kula tukadeen salaada ciida masjidka isbahaysiga islaamka...

Muslimiinta gudanaya waajibaadka Xajka oo maanta taagan Carafa

Muslimiin fara badan oo tiradoodu kor u dhaaftey illaa labo milyan iyo bar ayaa maanta taagan Carafa, kuwaasoo ka kala yimid dalal aad u kala...

2 ka mid ah ciidamo beeleedyada ku labisan dharka ciidamada dowlada oo maanta lagu diley degmada shalanbood

Warar eynu ka helney degmada shalanbood ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheeaya in halkaasi maanta lagu diley labo askari oo ka tirsan ciidanka dowlada...

Gudoomiyaha gobolka shabelaha hose oo ka hadley gaarigii shaley dhibada kasoo gaartey dagaalkii ka dhacay leego

Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa maanta ka hadley dhacdadii shaley ey dadka badani ku wax yeeloobeen taasoo...

Shabaab dhulka malaga xoreeyay mise waa laga xoraystay?

Tani waa su'aal inta badan shacabka kunool gobolada iyo goobaha laga xoreeyay Shabaab ay isweydiinayeen wixii ka danbeeyay ka xoraynta deegaanadooda Xarakada....Waxaa in badan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img